Guddoonka Guddiga caleemo saarka madaxda Galmudug oo gaaray Dhuusamareeb

Wafdi kooban oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Yuusuf Garaad Cumar ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb. Waxaan garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay wasiiro iyo xubno ka tirsan Guddigan oo horey ugu sugnaa halkaas. Guddiga ayaa dhawaan la kulmi doona madaxda Galmudug si ay … Continue reading Guddoonka Guddiga caleemo saarka madaxda Galmudug oo gaaray Dhuusamareeb